Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 06 2008
Saraakiisha Itoobiya oo Lagu Arkayo Xafiiska Nuur Cadde
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 06 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Waxaa maalmahan lagu arkayaa dhamaan saraakiisha Milatariga dalka Itoobiya iyo diplomaasiyiintooda xafiiska Ra,isul Wasaare Nuur Cadde, iyagoo la wada abaabulada lana sameynaya qorshooyinka.

 

Wariyeyaal halkaasi gaaray ayaa inoo sheegay in Xukuumadda Itoobiya ay muuqato in ay la safan tahay siyaasadda Nuur Cadde, isla markaana ay si toos ah u diidan yihiin Madaxweyne Yuusuf iyo Max'ed Dheere.

 

Xukuumadda Nuur Cadde oo leh shacbiyad ballaaran ayay ku taageersan yihin Saraakiisha Itoobiyaanka isbadalka uu ka sameeynayo Maamulka Gobolka Banaadir iyo heshiisyada soo afjari karaya joogitaankooda Dalka Soomaaliya.

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Diplomaasiyiin sar sare oo Itoobiyaan ah ay qeyb weyn ku lahaayeen Magacaabista dhaqsida aheyd ee xubnaha wasiirada, kadib marki ay is casileen wasiiro kale oo katirsanaa xukuumadda Nuur Cadde.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >